Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo lagu dhiiri galinayay Arday baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Qurxinta farta Carabiga ayaa waxaa lagu qabtay degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Waxaa Munaasabadda ka qeyb-galay Masuuliyiin kala duwan , Macalamiinta degmada , Walidiin iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumey Munaasabaddan oo ay ka qalin jabinaayeen Ardeydan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday