Tababar ku saabsan Badqabka Wariyaha Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Bed-qabka Saxafiyiinta iyo sida ay uga Feejignaan karaan Xalisaha soo wajaha xili kasta ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay.

Ku dhowaad 22 Saxafiyiin ah ayaa ka qeyb qaatey Tababarkan oo ay soo qabanqaabisey Daladda SOMA oo ay kaashanayso IMS, kaas oo Mudo laba maalin ah socdey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here