Shirweynaha Isbadelka Cimilada Oo ka Furmey Magaalada Hargeysa

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa lagu qabtay Shirweyne ku saabsan deegaanka iyo Isbadelka Cimilada, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Somaliland.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay la taliyaal Madaxweyne, Wasiiro, Xildhibaano, Gudoonka Gobolada iyo Degmooyinka, Bahda Waxbarashada, Bahda Caafimaadka, Madaxda Hay’adaha ka howlgala Somaliland iyo Ururada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here