Biyo Yarida ka jirta Gobolka Mudug Oo Saameyn ku yeelatey Bulshada

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan Biyo yari Saamaysay Dadka iyo Xoolaha ku nool, kadib markii la waayey Roobabkii ay dadku ku tiirsanaayeen iyadoona hada u muuqato in uu guursadey Ceelasha, Waraha iyo Baraakada taasina ay adkeeysey Nolosha Shacabka.

Xoola dhaqatada Tuulooyinka, Cadale, dabakaale, Quracle, Cali bohole oo hoostaga Deegaanka Ceel dibir Ee Gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya in ay wajahayaan Abaaro ayaga iyo duunyadabu ay saameysey maadaama uu baaqdey Roobkii deyrta iyadoona ay ku jiraan xaalad adag.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here