Qalab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyey Wasaarada Caafimaadka XFS

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya wuxuu kala wareegey Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO,qalab Caafimaad iyo Gaadiid Ambulance oo loogu Talagaley in lagu qalabeeyo Isbitaalada Banaadir,Hargeysa iyo kuwa kale.

Qalabkaan ayaa qeyb ka qadaan doona Xoojinta Nidaamka Caafimaadka,
Wasiirka Caafimaadka daryeelka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in qalabkan la gaarsiin doono Isbitaalada looga talagay si loo xoojiyo Caafimaadka Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here