Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulan Ciyaaredkani oo ahaa mid lagu maamuusayey Dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Balcad ayaa waxaa lagu qabtey Garoonka Kubada Cagta ee Dr Ayuub Jeeye ee Degmada iyagoo ay Goobjoog ka ahaayeen Ururada Xiriika Kubada Cagta, dhalinyaro, Agaasimiyaa,l howl wadeenada Maamulka Degmada, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Uga Horeyn qaar ka mid ah Masuuliyiinta ka soo qeyb gashey Kulan Ciyaareedka oo uu uga Horeeya Gudoomiayah Degmada Balcad ayaa ku dheeraadey Muhiimada laga Leedahay Kulanka iyo Sida ay Dhalinyarada mar walba u garab taaganyihiin Maamulka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir