Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ku saabsanaa Isku-duwida bahda Waxbarashada Dowlada-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa loo qabtay Hay’adaha ka shaqeeya Horumarinta Waxbarashada iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday