Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ah qayb ka mid ah dadaallada ballaaran ee lagu xoojinayo hababka digniinada hore ee heer federaal iyo heer gobol ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka Furey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed.
Waxaa Tababarka ka qeyb-galaya Marti ka kala socoda Dowlad-Goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Mas’uulyiin ka Socota Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya Ee SODMA.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday