Tababar ku saabsan Isticmaalka Tiknoolijiyada Oo loo Furey Ciidanka Asluubta Soomaaliland

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa Lagu baranaayey Aqoon la xariirta Isticmaalka iyo Cilad bixinta Aalada Tiknoolijiyada waxaana Loogu tala galay in ay ka Faaideysan doonaan Ciidanka Asluubta Soomaaliland iyo dhalinyarada kale ee Bulshada iyadoona ay soo qaban qaabisey Wasaaada Isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada Ee Soomaaliland

Munaasabada Lagu dahuraayey Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Aqoonyahano iyo qeyb kale Madxda Dowlada iyadoona Goobjoog ahaayeen Ciidanka loogu tala galay in ay ka faaideystaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here