Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada KGS Ayaa Maanta Baydhabo Ku Daahfurtey Kulan Wadatashi Oo Looga Arinsanaayey Arimaha Isku Xirka Waaxda Biyaha Ee Heer State Iyo Federaal.
Waxaana Diirada Lagu Saarey Sidii Xal Waara Looga Heli Lahaa Caqabadaha Iyo Baahiyaha Ka Jira Dhanka Biyaha, Iyo Sidoo Kale Xoojinta Wadashaqeynta Dhinanacyada Ku Shuqulka Leh Arimaha Biyaha Oo Ay Ugu Horeeyaan Hay’adaha Biyaha.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani