Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka DKGS ayaa maanta daahfuray ololaha talaalka ka hortagga Dabeysha kaas oo si rasmi ah uga bilowday Degmooyinka iyo Deegaanada Koonfur Galbeed.
Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, bulshada rayidka iyo wakiilo ka socday hay’adaha UNICEF iyo WHO.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani