Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qiimaha lagu kala iibsado xoolaha kala duwan ee suuqyada degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa hoos u dhac ku yimid ka markii ay xoolaleyda suuqa keeneen xoolahoodii oo soo saameeyey Abaarta iyo colaada ka jirta deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Qaar ka mid ah xoolaleyda iyo Dadaaleyda kala iibisa Xoolaha ayaa sheegey in tani sabab u tahay Abaarka ka jirta Hiiraan sidoo kalena dadka xoolo dhaqatada ah ay waayeen biyo iyo wax ay u cunaan
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani