Ganacsatada Baydhabo Oo Lagala hadlay Ilaalinta Nadaafada Suuqa

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqa Magaalada Baydhabo ayaa Mudooyinkii dambe Waaxda Fayadhowrka ka wadey Sidii loo Nadiifin lahaa Wadooyinka Suuqa islamarkaana laga dheereeyo Wasaqa iyo qashinka ka dhasha isticmaalka maalintii Ganacsatada ayaan markii hore dhibaata ku qabey taas oo hada Xiliga Habeenkii Waaxda Fayadhowrka Nadiifisa Suuqa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here