Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Berdaale ee Gobolka baay ayaa lagu qabtey munaasabada ay ku qalin jebinaayeen ardey wax ka bartey Machadka Bayaanka oo ka Mid ah Machadyada ku yaala degmada kuwaasi oo Bartey Luuqada Engilshka Iyo Cilimga Caafimaadka Kuwaasi oo ay in Mudo ah soo Wadeen.
Waxaan munaasabada Ardeyda shahadooyinka lagu gudoonsinaayey Goob joog ka ahaa qaar ka mid ah howlwadeenada maamulka Bahada waxbarshada degmada Maamulka iyo macalamiinta Machadka Waladiin Iyo Marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir