Shir Looga hadlay Ka hortaga Maandooriyaha Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiya ku xigeenka aminga iyo siyaasada degmada Baydhabo ayaa waxaa uu shir gudoomiyey shirka todobaadalaha ee maamulka degmada baydhabo waxaana goob joog ka ahaa Xilshibaano Wasiir Agaasimiyaal Qaar ka mid ah howlwadeenada Maamulka degmada Baydhabo iyo Guoomiyaasha 1Oban Xafadood ee Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka baay.

Waxaan ujedka shirka ahaa mid looga arinsanaayey sidii loo wada sugi lahaa aminga magalada ka hortagida maandooriyaha iyo ka Wada Shaqeynta Nadaafada Guud ee Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here