Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha degmada Marka oo kormeerey Ololaha isxilqaan oo ka socdo xaafada ah magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose
isxilqaanka oo ah mid lagu habaynay wadooyiinkan oo ah mid aad u burbur saneyd oo isticmaal keeda ay dhibaatooyin kala duwan ku qabeen gaadiidka iyo bulshada ayaa waxaa fuliya qeyba kala duwan bulushada magaalada marko.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi
Audio Player