Olole indha Fiiqis ah Oo loo sameeyey dad ku nool Jowhar.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad Boqol iyo Kontan qof oo isugu jir Haween Rag dad da,a ah Carruur ayaa Olole indha fiiqis loogu sameeyey Magaalada Jowhar kuwaas ka kala yimid Gobolada dalka iyadoona qaar kood daaweyn loo sameeyey

Ololaha Qaliinada indhaha ayaa waxaa Fuliyey DR Shiine oo kamid dhaqaatiirta indhaha dalka inta badan Sidaan oo kale meelo kala duwan ka sameeya si Bulshada danyarta ah loogu Faaideeyo maadama qaarkood aysan awoodin qarashka qaliinka ku baxa

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here