Tartanka is reebreebka Ardey ku Tartameysa Qur’aanka Oo Lagu Qabtay Kismaayo

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masasada Al kheyraad ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay tartanka quraanka kariimka iyaadoo looga diyaar garow bisha barakaysan ee Ramadaan.

Tartaanka ayaa waxa ka qeyb galayaa 460 Araday oo iskugu jiraan wiil iyo gabadhabo kuwasi oo ku tartami doono quraanka kariimka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here