Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu daahfurayey Shirkada Biyaha Asal Mineral water oo Magaalada baraawe lagu qabtey si loo daboolo baahida loo qabo adeegada cusub biyaha
Munaasabad ayaa waxaa ka qeyb galay Odoyaasha Dhaqanka iyo wax garadka , Ganacasato, dhalinyaro iyo qeybo kala duwan bulushada degmada Baraawe
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi