Horumar dhanka Ganacsiga Oo laga dareemayo Xaafada Xanaana 2.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tan iyo markii la aas aasey Xaafada Xanaana 2 oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo waxaa Laga hirgeliyey Mashaariic waaweyn sida Wadooyin Laami ah kuwa Interlocga Ceelbiyoodya iskuulo iyo Xarumo Caafimaad, taasi ayaa waxay abuurtey in halkaasi Bulshada ku nool ay sameystaan Suuq Ganacsi ay kaga maarmaan kan Gudaha Magaalada oo ka fog

Suuq Yaraha Xaafada Xanaana 2 ayaa lagu iibiyo Adeegyada kala duwan ay Bulshada u baahan tahay inkastoo aysan weli ahayn mid sidaa u weyn oo ay dadka si dhameystiran adeegooda uga helaan balse ay dad badan halkaasi ka heley Fursado shaqo ay dhaqaalo ku sameystaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here