Kulanka Horumarinta Caafimaadka Hooyada iyo dhalaanka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Dadweyne lagu qabtey Baydhabo ayaa Loogu doodey Horumarinta Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka Ee Deegaanada KG maadama badbaadada Hooyadu ay tahay mid ku xiran jiritaanka umada.

Dooda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan KG, Dhaqaatiir,Aqoon yahano, Haween iyo qeybaha kale Bulshada, iyadoo halkaasi la isku dhaafsadey afkaaro wax ku ool ah laguna soo Bandhigay Caqabadaha Caafimaad ee Hooyada iyo dhalaanka ay wajahyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here