Ururka Dedo Oo dhir ku wareejiyay Taliska Booliska Gobalka Baay.

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo yareeyo dhibaatooyinka ka dhasha isbeddelka cimilada iyo in la dhiirrigeliyo ilaalinta deegaanka ayaa waxaa uu ururka hoemarinta degaanka ee DeDO dhir ku wareejiyeen Xarunta Booliska ee gobolka Baay ayidoo Ujeedada dhirayntan ay tahay in la xoojiyo dadaallada lagu yaraynayo xaalufinta dhirta iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dhiraynta xarumaha dowliga ah in la abuuro deegaan cagaaran oo caafimaad leh.

Dhirta Lagu wareejiyey Taliyaha booliiska gobolka baay waxay ka Ka Kooban yihiin noocyo kala duwan oo isugu jira Dhir miro leh iyo Dhir hadh leh maadama ay guud ahaan bulshada masuuliyada ka saaran tahay ilaalinta dhirta waxeyna sidoo kale ay ka qeyb qaadaneysaa dhirta qurxinta degaanka hoosbixinta iyo yareynta heerkulka kulul ee xaruumaha shaqada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Maalyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here