Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu Daah-furaayey Tartanka Isreebreebka Ardeyda ku tartamaya Sodonka Jus ee Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, kuwaas oo loo qaadi doono Tartanka Fedraalka ah.
Daah-furka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed Mudane Nur Sidow Baba, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Barre Aadan Abdi iyo Agaaaimaha guud ee Wasaaradda Mudane Mubaarak Absisalaan Haji.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday