Tababar ku saabsan Yareynta Khataraha Masiibooyinka Oo Loo qabtay Wariyaasha Baydhabo.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa Ku dhawaad Sodon Wariyaal ee ka howlgala Xarumaha Warbaahinada Magaalada Baydhabo lagu barey wacyigelinta Yareynta Khataraha Masiibooyinka dhaca sida wariyaasha Bulshada uga soo gudbin karaan Xogaha Muhiimka ah.

Furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta KGS Agaasimaha Guud Madax kale iyo Macalimiinta Casharada bixineysay

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here