Macalimiinta Ciyaartoyda KG Oo Baydhabo Tababar uga Furmey

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si kor loogu qaado Aqoonta Tababarayaasha Xiriirka Ku bada Cagta Federaalka iyo kan Koonfur Galbeed waxaa tababar loo Ufurey ilaa 30 Macalin oo ah kuwa Hogaamiya Kooxaha ka dhisan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Waxaana Tababarkaan Aqoontooda kor loogu qaadayo Macalimiinta Kooxaha ka Dhisan Baydhabo furitaankooda goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Xiriirka Ku Badda Cagta Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Xiriirka Ku Badda Cagta Koonfur Galbeed iyo Masullin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here