Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa 500 oo qoys waxa ay gargaar raashin ah ugu qeybisay magaalada Muqdisho, qoysaskaan gargaarka ka faa’iideeystay ayaa iskugu jiray dad ka soo barakacay, colaado iyo fatahaado kuwaas oo ka soo hayaamay degmooyiinka goobolka banaadir
Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa ee Agaasimaha waaxda gargaarka hay’adda SoDMA iyo Masuuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi