Haween Bartay Xirfada Dawaarka Oo Hargeysa Lagu gudoonsiyay Qalab ay ku Shaqaystaan.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Abu Hureira charity organisation oo ka shaqeeya arimaha bulshadda ayaa tobabar u Soo xidhay qaarka mid ah Haweenka bartay xirfadda xarqaanka iyadoo la gudoonsiiyey qalab ay ku Shaqaystaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here