Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Cumaawadiinta degmada wadajir iyo qeybaha kala duwan ee Dadka degaanka ayaa aheyd mid lagu soo xiraayey Asharada Ardeyda bartey Tafsiirka ee qur.aanka kariima ayaa waxey mudo ku dhowa labo Sano ka socodeen Masjidka Madiina Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir