Dhalinyaro La baray Xirfado kala duwan Oo Agab Loogu qeybiyay Baydhabo

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 30 qof oo iskugu jira rag iyo dumar oo bartey xirfado kala duwan ayaa maanta la gudoonsiiyey qalabkii ay ku shaqeysan lahaayeen ka dib markii mudo tababar u socdey u dhamaadey

Dhalinyaradaan ayaa baratey Xirfadaha tolida dharka, galinta tuubooyinka biyaha iyo hagaajinta korantada ku shaqeysa Solarka

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here