Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudiga ilaalinta Deegaanka Dhahar iyo Taliska Booliiska Gobolka Heyland ayaa soo bandhigey gari wadey dhuxul si sharci daro loogu soojarey Deegaanada Gobolka heyland taasi oo mamnuuc ka ah in la jaro geedaha
Gobolka ayaa mamnuuc ka ah jarida geedaha iyo cawska waxaana qofkii lagu arko lagu ganaaxaa lacag halka dhuxushadana laga gubo sida maamulka deegaanka uu sheegey
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani