Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Magaalada Baydhabo ku dhaxmarey Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha KG iyo Madaxda Bangiyada ayaa looga hadlay sidii laiskaga kaashan lahaa Horumarinta Ganacsiga iyo Bangiyada ay door wanaagsan ka qaataan Maalgelinta Ganacsiyada kala duwan sidii loo taageeri lahaa gaar ahaan Bulshada danyarta ah si kor loogu qaado dhaqaalaha iyo Ganacsiga Deeganada KG
Kulanka ayaa waxaa Shir Gudoominayey Wasiir kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Agaasimaha Guud iyadoona ay Goobjoog ahaayeen Madaxda Bangiyada ka shaqeeya Magaalada inta uu socdo ayaa laisla gartey in Xooga la saaro Maalgelinta Beeraha Xoolaha iyo Kalluumeysiga
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady