Ardey ku guuleysatey Tartan Qur’aanka Oo Dhuusamareeb Lagu Abaal mariyey.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Dowlad-Goboleedka Galmudug oo Maalmihii la soo dhaafay ka socdey halkaasi.

Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro, Xildhibaano,Culimaa’udiin, Maamulka Magaalada Dhuusamareeb iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here