Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Magaalada Waajid ayaa Lagu qabtay Munaasabad Lagu wareejinayay Gaari Ambulance Oo Looga Adeegi Doono Bulshada Magaalada Waajid gaar ahaan Hooyada Iyo Dhalaanka.
Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Maamulka Degmada Waajid, Mohamed Moallim Yusuf,Guddoomiye ku-xigeenka, Mukhtar Ahmed Awdhere Xubnaha Golaha Deegaanka, iyo Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi