Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kuleejka Ugaas Khaliif ee Beledweyne oo wax ku barta Caruur Aqoon ah ayaa waxaa Muxsiniin ku sugan dalka dibadiisa Ardeyda Aqoonta ah ee ku jira ugu deeqay dharka Uniform-ka ah ee lagu dhigto Dugsiga.
Shaafici Cabdikariin Cadow oo ah Wakiilka Wareejinta deeqdaasi oo ka hadlay ayaa Bogaadiyay Arintan, isagoo sidookale Maamulaha Kuleejka Agoonta Ugaas Khaliif ee Beledweyne ku wareejiyay dharka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday