Barakacayaasha Xaafada Barwaaqo Oo loo hirgeliyey Ceel Biyood

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaafada Barwaaqo Magaalada Baydhabo oo ay ku nool yihiin boqolaal Qoysas danyar ah ayaa loo hirgeliyey Ceel biyoodyo si ay Biyo La,aanta uga baxaan maadama lagu gudu jiro Xili Jiilaal ah meelaha qaarna ay Biyo Yaraan ka jirto dadkan ay yihiin kuwa aysan awoodin in ay biyaha soo gataan

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda KG Iiman Ali Abdi ayaa Kormeerey Goobaha laga hirgeliyey Ceel biyoodyada isagoona mid mid u wareystay Dadkii loogu Talagalay inay ka Faidaystaan Ceelaashan Biyaha

Warkung waliba nig haayte Abdygaadir Mahamad Nuur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here