Bandhiga Ganacsiga Oo Lagu qabtey Magaalada Muqdisho

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bandhiga Suuqweynaha Muqdisho ayaa sanadkiisa lixaad lagu qabtey Muqdisho oo ay isugu yimaadeen hormuudka ganacsatada Soomaaliyeed oo ay ku jiraan Ganacsiyada yeryer iyo dhalinyarada hal abuurka leh

Agaasimaha rugta ganacsiga Soomaaliya Maxamud Cabdikariin “Gabeyre” ayaa ugu horeyn ka hadley Bandhiga Suuqweynaha Muqdisho isagoona sheegey in ay guul u tahay Ganacsatada Soomaaliyeed in sanadkii lixaad ay qabtaan Bandhigaan

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here