Bandhiga Ahmiyada Waxbarashada Oo Lagu qabtey Iskuulka Carafaad

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda iskuulka Hoose dhexe Sare ee Carafaad Magaalada Baydhabo ayaa iskuulka loogu qabtey Bandhig looga tala galey in ay Ardeyda  ku soo Bandhigeen Rubaayado Gabayo  Nashiidooyiin iyo kuwa keloo Fara badan, taasi oo Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka ay uga tala galeen in ay Ardeyda  la qataan waqti farxadeed iyo in lagu dhiiri geliyo Waxbarashada

Bandhga ayaa Waxaana Goob joog  ahaa Bahda Waxbarshada Degmada Baydhabo,Maamulka iyo MacalImiinta iskuulka Carafaad Walidiin iyo Marti sharaf kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallayng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here