Gargaar Hospital Oo laga Daah-furay Magaalada Baydhabo

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafadda Cadaada ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Hirgeliyay Isbitaal Cusub oo lagu Magacaabo Gargaar Hospital, kaas oo uu bixiyo Adeegyo Caafimaad oo tayo leh.

Munaasabadda Xarig jarka Isbitaalkan Cusub ee Gargaar Hospital ayaa waxaa ka qeyb-galay Bahda Caafimaadka , Ururka Dhakhaatiir ta Koonfur Galbeed, Masuuliyiin iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here