Duulimaadka Diyaarada SAFE Oo Laga Dah-furey Baydhabo

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Diyaarada SAFE AIR ayaa duulimaad rasmi ah ka bilowdey Baydhabo iyo Muqdisho makii ugu horeysey taasi oo maamulka diyaaradaaasi uu sheegey in todobaadkiiba halmar imaan doonto Baydhabo

Xarigjarka Diyaarada SAFE AIR duulimaadkeeda Baydbao iyo Muqdisho waxaa ka qeybgaley maareeyahaya Garoonka SHAATI GADUUD INTERNATIONAL AIRPORT Wasiirka Wasaaradada ganacsiga iyo masuuliyiin kale oo tirsan Dowlada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here