Dowlada KG Oo Hey’adda FAO kala Hadashay Horumarinta Beeraha.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu Hogaaminayey kaaliyaha Agaasimaha Guud Hay’adda FAO ee Afrika ayaa waxaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Laftagareen.

Kulanka Qaabilaada oo ay fadhiyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa looga hadlay Mashaariicda Hay’adda FAO ka Wado guud ahaan Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here