Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gogoshaan Nabadeed oo Maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa Garwadeen ka ahaa Gudiga Nabada Islaax Beyna Naas ee ka howl gala Deegaanada Galmudug.
Gudigaan ayaa ka shaqeynaya Mudo Nabadeenta Beelaha ay dirirtu ku dhex martay ayaa hada Waxay Bilaabeen qorshe cusub oo lagu la balaarinayo ka shaqeynta Nabada iyo dib u heshiisiinta Beelaha
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi