Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qalabkan isboortis oo dhamaystiran ayaa Loogu talagalay kooxa kubada cagata oo ku dhisan Degmada Bali-gubadle waxaana lagu wereejiyay Gudoomiya gobolka hawd .ayaa waxa goob joog ka ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ,Gudoomiyaha gobolka hawd iyo bahda Ciyaaraha Gobolka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi