Nidaam Cusub Lagu soo kordhiyay Waaxda Howlaha guud Degmada Baydhabo

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Abdullahi Haaji Hassan iyo Gudoomiyaha degmada baydhabo Ahna duqa magaalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa shir gudomiyey shirka todobaadlaha ah ee mamulka degmada baydhabo oo loogaga hadlaayay howlaha hortabinta uleh degmada baydhabo,

Shirkan ayaa lagu so bandhigey howl Cusub oo lagu soo kordhiyey Waaxda Howlaha guud iyo Guriyeenta Dowlada Hoose,so jeedinta warbixinada Waaxyaha kala duwan ee Dowlada Hoose iyo Daadejinta adeegyada dowlada iyo Amniga guud ee Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here