Mashruuc Biyo xireen ah Oo laga hirgeliyey Deegaanka Goobweyn.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degaanka Gobweyn oo Magaalada kismaayo u jirto 15 km dhinaca waqooyi, ayaa waxaa Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta jubaland ka Daah-furey Mashruuca Biyo Xireenka Degaanka.

Wasiirka oo degaanka ku gaarey Safar ay ku wehlinaayeen Wasiiro kale, Agaasimiyaal, Howl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Howlaha Guud iyo Masuuliyiin Hay’adda Jiz ayaa ujeedkoodu ahaa Dhagax dhiga Mashruuca.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here