Guriyo Loo dhisay Barakacayaasha Oo Lagu Wareejiyay Maamulka Degmada Baraawe.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe ee gobolka shabeelada Hoose ayaa la wareegey guryo loogu talageley dadka Barakacayaasha eek u dhaqan Degmadaasi kuwaasi oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka iyo qurbajoogta ka soojeeda baraawe

Gudoomiyaha degmada baraawe Cumar Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegey in 10 gudi manta ay la wareegeen qorshuhuna uu yahay in la gaarsiiyo 100 guri oo ay dhisi doonaan dadka barakacaayasha ah eek u dhaqan Baraawe

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here