Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka 200 oo dadka baahiyaha gaarka qaba ah ayaa maqgalada baydhabo looga qeebibyey baaskiilada looga tala galey iyo biraha ay ku socodaan dadka Amooliyaasha ah waxaana deeqdaan iyo hirgelinteedabada ka qeyb qaatey wasiirka wasarada haweenka Konfur galbeed iyo qaar ka mid ah hay’addaha ka howgal dalka.
Dadka looga deeqdey deeqdaan ayaa ahaa kuwa baaxiyo kala duwan Tanina ay u tahay fursada muhiim ayaa ay ka qaabqaadaneysa in ay bulshada dhaxdeeda ay ku nooladaan maadama caawinaad ka heliyaan eheladooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir