Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsiga Hoose-Dhexe ee degmada Aato ee gobolka Bakool ayaa wajahaya burbur xooggan, iyadoo markii hore uu ahaa iskuul ay dadka deegaanka iskood u dhisteen, Dhismaha dugsiga ayaa ka koobanaa guryo qadiimi ah oo cariish ka sameysan, taasoo saameyn weyn ku yeelatay ardayda oo la daalaa-dhacayso cariiri iyo kuleyl xad-dhaaf ah.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani