Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Shamso Mohamed Yarow oo ay weheliyaan Wasiirka Waxbarashada iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka ayaa si wadajir ah u kormeerey Dugsiga Umulisooyinka magaalada Baydhabo oo ay ku jiraan gabdho badan oo la barayo umulisanimada kuwaasi oo laga kala keenay Gobolada Koonfur Galbeed.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir