Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhawaan ayaa ahayd Markii uu la bilaabey Dhismaha Cusub ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, kaas oo la soo gaba-gabeeyay dhismaha Wajigiisa Kowaad.
Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa daah-furay wajiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha Magaaladaas, oo hirgelintiisa qeyb uu ka yahay Horumarka Degmada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday