Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tuulada Bu’aale oo Qiyaastii 35 km u jirta Degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa laga dhisay Dugsi lagu barto Qu’aarka Kariimka, kaas oo ay hirgeliyeen Ururka Horumarinta Beelweynta Barbaare.
Qaar kamid ah Dhalinyarada Ururka Horumarinta Beelweynta Barbaare ayaa ka hadlay Hirgelinta Dugsigan lagu barto Qu’aarka Kariimka iyo waqtiga ay ku bixiyeen.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday